Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025  admin  

Warbixin: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Dhismaha balaarinta Dekedda magaalada Boosaaso. …

18th May 2025  admin  

Musuq masaq lagu helay Wakaaladdii Gabadh uu madaxweynuhu Sodog u yahay Fadeexada Musuqmaasuqa hareeyey Hay’adda Tay0-dhawrka, Xogta 78 Malyan oo Dollar oo la doonayo in la musuqo. …

18th May 2025  admin  

M. Culusow imisa La taliye oo Hawiye ah ayuu u baahan yahay? Mid ka mid kooxdii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku khasbay in inta xilkiisa ka hartay uu dhamaysto Xabsi guri, iyaga oo si gaara u sheeganaya …

18th May 2025  admin  

Horgale Mahad Canbashe “Waa nin aan aqoon maadi lahayn, oo mid diineed lahayn” Mahad Cambaashe wuxuu u hadal eg yahay janaraalkii uu Hitler kaga tegey Baarliin markii hareeraha laga soo fadhiistay ee lagu magacaabi jiray Helmuth Otto Ludwig Weidling, kaas …