Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025  admin  

Labadii jeer ee Beelweynta Dhulbahante ku dhawaaqeen maamulladii SSC iyo Khaatumo ee kala dambbeeyey ,waxa jirey khaladaad farsamo.Labada jeerba iyadoon degaankii la xorayn ama gacanta lagu dhigin baa la bilaabay dhisme dawladeed iyo maamul. Arrimahaasi waxay keeneen tabashooyin iyo waxkala …

17th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Hawiye Action Group (HAG), oo uu hogaamiye u yahay madaxweynaha Somaaliya ee hadd Xilka hayaa Hogaamiye Xasan Culusoow, mar walba waxay raadin jireen Siyaasi ka soo jeeda Beesha Darood oo ay hub ahaan ugu isticmaalaan danahoda guracan . Ra’isul …

17th May 2025  admin  

RW Xamze ayaa Sarkaal ay ilmo adeer yihiin u magcaabay Taliyaha ciidanka Booliiska Jeneraal Sulub Axmed Fidhin ayaa loo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska Soomaaliya Taliyihii hore ee Booliska Soomaaliya Xijaar, ayaa xilka laga qaaday.genaral Sulub wuxuu horay u soo …

17th May 2025  admin  

Howshii Siciid Qorsheel uu bilaabay ayaa guul ku soo dhamaatay Maareeyaha hey’adda duulista rayidka ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Xasan oo wareysi siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in hawada Soomaaliya ay ku guuleysatay inay gaarto heerka ugu sarreeya ee qiimeynta …