Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025 admin
Xildhibaanada Puntland ee laga soo doorto G. Sool oo ka aamusan xasuuqa gobolkooda. Inta badan bulshada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaalidu, waxay aaminsan yihiin in hogaanka Puntland uu yahay Hagbad ay sadex reer oo Majeerteen ah ay isu dhiib …

17th May 2025 admin
Kumuu ahaa ninka ay ka billaabatay colaadda Laascaanood ee ugu dambeysay? Labadii isbuuc ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka taagan colaad iyo dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka kasoo jeeda iyo ciidamada Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday …

17th May 2025 admin
Duqayntii SNM ee hubka meelaha fog laha gaho ayaa weli si aan naxariis lahayn loogu garaacayaa degmada Laascaanood ee gobolka Sool #Lascaanood: A fire broke out in a part of the city market. pic.twitter.com/tf47JGtWIs — Khaalid Aleeli (@KalidAleeli) February …

17th May 2025 admin
Guud ahaan gobolka Sanaag oo ay ka baxsadeen jabhaddii SNM ee aan ka ahayn magalada la wada degan yahay ee Ceerigaabo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maanta ku sugnaa magaalada Damale xagare ee hoo tagta degmada Ceerigaabo wuxuu …