Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

10th March 2025  admin  

Bulshada reer Sannaag waxa ay ahaan jireen bulsho taariikh wannaagsan kullahaa bulshada Soomaaliyeed oo la xisaabsado. Waxaad maanta maqlaysaa iyada oo laleeyahay waxaynu laheen Saldanad fac wayn, waa run, xiligaa ragii joogay waxay ahaayeen kuwo doorkoodii ka soobaxay, waxaase loobaahnaa …

10th March 2025  admin  

Xildhibaanada Puntland ee laga soo doorto G. Sool oo ka aamusan xasuuqa gobolkooda. Inta badan bulshada reer Puntland iyo guud ahaan Soomaalidu, waxay aaminsan yihiin in hogaanka Puntland uu yahay Hagbad ay sadex reer oo Majeerteen ah ay isu dhiib …

10th March 2025  admin  

Kumuu ahaa ninka ay ka billaabatay colaadda Laascaanood ee ugu dambeysay? Labadii isbuuc ee lasoo dhaafay waxaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ka taagan colaad iyo dagaallo u dhaxeeya maleeshiyaad deegaanka kasoo jeeda iyo ciidamada Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday …

10th March 2025  admin  

Duqayntii SNM ee hubka meelaha fog laha gaho ayaa weli si aan naxariis lahayn loogu garaacayaa degmada Laascaanood ee gobolka Sool #Lascaanood: A fire broke out in a part of the city market. pic.twitter.com/tf47JGtWIs — Khaalid Aleeli (@KalidAleeli) February …