Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

15th May 2025 admin
Madaxweynaha Kenya oo Noordin Haji u magacaabay Agasimaha Sirdoonka Madaxweyne Kenaya William Ruto oo is-bedello ku sameynaya hay’daha dowladda ayaa maanta u magacaabay Noordin Haji inuu noqdo agaasimaha guud ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NIS, sida lagu sheegay bayaan kasoo …

15th May 2025 admin
Qoyskii maalmaha ku taajiray ayaa Madaxweynuhu la ta dhigtay la taliyaal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow, ayaa u magacaabay Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci darrada ah ee Soomaaliya. Mako, ayaa …

15th May 2025 admin
“Xaquuqda ay isu diiwan geliyeen in ka badan 400 kun qof oo reer Puntland ah waxaa raba in ay hor istaagan koox yar”Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland Cabdi Faarax Juxa. …

15th May 2025 admin
Siyaasiyiintii beesha Ciise Maxamuud ee doonaysay inay Hagbad ku helaan hogaanka Puntland ayaa baaq soo saaray ay ku leeyihiin looma baahna Doorasho ka dhacda Puntland. Kooxdan ayaa wax badan kaga dayda kooxda Muqdisho joogta ee Caasimaddii Soomaaliya gaar isu siiyey …