Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025 admin
Malaha sheekaddu waa ka weyn tahay in Federaalka iyo Puntland ayisku hayaan Kaluunka badda Soomaaliyeed ku jiray oo la qaybsan la’ayahay , mar haddii wasiirkii Batroolku Soomaaliya uu London u joogo siddii loo sharciyeen lahaa oo loo soo saari lahaa …

17th May 2025 admin
Safiir ka soo jeeda Maakhir oo maalmahan la magcaabi lahaa ayaa hadda waxa laga dhigay in loo magcaabayo Safiir reer Waqooyi ah. Safiirka Soomaalida u fadhiyi lahaa dalka Shiinaha ayaa logu waday in loo magcaabo Danjire ka soo jeeda Maakhir. …

17th May 2025 admin
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maamuli doonta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub uu siiyo Soomaaliya, kaddib markii wafdi ka socda Midowga Yurub oo maanta soo gaaray Muqdisho ay la kulmeen Madaxweynaha iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumadda. Madaxweynaha iyo wafdiga …

17th May 2025 admin
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Puntland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-5-2017 ,xukun dil doogasho ah ku riday Shan nin oo dhawaan ciidamada amaanka Boosaaso ku qabteen gaari iyo Qaraxyo ay wateen oo ay qorsheynayeen inay ku …