Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025 admin
Bani’aadamka waxaa jira dad badan oo deeggaan aysan laheen u guuray waqtiyo badan ka hor, dabadeedna ku carruur dhalay, kunna tarmay boqolaal sanno kadib. Hadaba, haddii dadkii ku abtirsanayey Boqortooyadii Sanaag ay yimaadaan deeggaanadii ay ka soo jeedeen awoowayaashood ma …

17th May 2025 admin
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Wafuud kala duwan oo ka kala socota maamulada dalka ayaa ku qul qulaya Cadaado, iyadoo wafuudan ka …

17th May 2025 admin
Koongo, Xawaadley, Balcad oo ka mid ah gobolka Shabeelaha dhexe Diyaarad ay Qaramada midoobey leedahay oo AMISOM ku dhex ilaalinayso ayuu ku dul maraa madaxweynaha Hirshabeele, marka uu ka yimaado Muqdisho oo uu u socdo Jowhar. Degmada Balcad Muqdisho …

17th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cai Khayre ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Beesha Caalamka oo ujeedadiisu ahaa inuu warbixin ka siiyo xaaladda dalka, isla markaana uu ka codsaday in labada dhinacba ay la yimaadaan isla xisaabtan dhab ah oo …