Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

LAASCAANOOD: Burbur xoogan oo ka dhacay Duqaymo lala eegta Cusbitaalka guud ee magaalada, …

20th September 2024  admin  

Maxaa kasoo baxay kulankii Xasan Sheekh iyo Ruto ee Addis Abab? Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa Kenya William Ruto, iyaga oo ka wadahadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab iyo dadaallada Soomaaliya …

20th September 2024  admin  

Wasaaradda Qorsheynta oo u diyaar garoobeysa Diyaarinta Qorshaha Dayn Cafinta Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene ayaa maanta shir gudoomiyay shirka bilaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo …

20th September 2024  admin  

Xildhibaanada Soomaaliya oo gurmad lacageed u diraya Yurub Maanta oo ha’yadda Qaxotiga soo saartay qoraal naxdin badan oo ay ku sheegayaan in maalin walba 1000 qof ay ka barakacaan gobolka Sool, oo ka gudbaan xadka si ay u gaaraan Itoobiya, …