Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025  admin  

Labada qodob ay isku afgarteen madaxda ururka IrirIrir samaale ayaa mid ka mid ah show iyo sodon sano ka hor ay ka wada hadleen Caydiid iyo Tuur, kaas oo ahaa in beesha Hawiye madaxweyne qaataan , halka beesha Isaaq iyaguna …

14th May 2025  admin  

Puntland ayaa ku jirta marxalad doorasho oo maalmo uun ay ka dhiman yihiin waqtiga ay ku egtahay dowladda, kuna beegan 8 Janaayo 2024-ka. Beelaha kala duwan ee daga deegaanadaasi ayaa odayaashooda dhaqanku waxay wadaan soo saarista liiska xildhibaanada 6aad ee …

14th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Caydiidd waa ka xishooday waxa uu sameeyey Culuoow Maleeshiyaadkii Hawiye ee uu hoogaaminayey Maxamed Caydiid ee Ciidankii Soomaaliya kala wareegtay Villa Wardhiigleey 1991, oo dadka qaarkood u yaqaaniin Villa Soomaaliya, markii uu Caydiidd la waregay Villada, …

14th May 2025  admin  

Weftiga Caaqilka guud Beesha Gaashaanbur ayaa maanta gaarey deegaanka Salinta Oog halkaas oo uu kula hadlay ciidamada beeshas ee ku sugan difaaca hore ee gobolka Sool. …