Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th September 2024  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Norway Wasiirka Arrimaha Dibedda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Magaalada Oslo ee dalka Norway kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas Anniken Huitfeldt. Kulanka ayay labada Wasiir uga wada hadleen …

20th September 2024  admin  

Boosaaso: 04 June 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kormeeray Garoonka Kubadda Cagta ee Boosaaso oo dhismaha ku socda uu meel wanaagsan marayo. Madaxweynaha ayaa u kuurgalay sida uu dhismaha Garoonku u socdo, qeybaha kala duwan garoonka …

20th September 2024  admin  

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinkii goleyaasha deegaanka ee shalay ka dhacay Puntland. Waxaa soo jeedinaysa Faadumo Yaasiin Jaamac. https://www.voasomali.com/a/7110409.html …

20th September 2024  admin  

Kooxda Al-Shabaab ayaa weerartay saldhig weyn oo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ay ku leeyihiin degmada Buulomareer ee gobolka Shabeelada Hoose. Midowga Afrika iyo Dowladda Soomaaliya weli kama aysan hadlin weerarka, sida ay wax dhaceen iyo haddii ay jiraan wax …