Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

13th May 2025 admin
Wasiir Cabdirisaaq Cumar Maxamed “Majirto shirkad aan si gaar ah heshiis ula galnay taas oo shidaalka dalkeena soo saareysa”. …

13th May 2025 admin
Sweden oo muhaajiriinta siineysa $34,000 qofkiiba si ay dalka uga baxaan Sweden ayaa qorsheyneysa inay kordhiso, oo ay gaarsiiso illaa $34,000, lacagta la siinayo dadka soo-galootiga ah si ay uga tagaan dalkaas gabaadka u noqday dad ka soo cararaya dagaallada …

13th May 2025 admin
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, oo booqanaya dalalka reer galbeedka ee ay ku nool yihiin Soomaalida uu Isimka u yahay ayaa ka bilaabay safarkiisa dalka Sweden. Suldaan Siciid ayaa ah Isimika hogaamiya Saldanada ugu facda weyn bariga iyo Bartamaha Afrika iyo …

13th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, eheladii, Caruurtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah h u naxariistee Cabdi Casiis Maxamed Siciid Maxamed Xaaji oo ku geeriyooday gobolka British Columbia, Canada Waxaan halkan si gaar ah ugu …