Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

29th April 2024  admin  

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Booliiskii hore ee Soomaaliyeed, Qoyska reer Cali Ciid, qoyska reer Garaad Maxamuud Cali Shire, qoyska reer Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Garaad Cabdulaahi Cali Ciid, eheladdii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah …

29th April 2024  admin  

Joe Bide oo noqday madaxweynihii 46aad ee dalka maraykanka, ka dib marki uu kaga guulaystay gobolkii uu ku dhashay ee Pennsylvania madaxweynihii hore Trumo. Kamala Haris, ayaa sidoo kale noqotay gabadhii ugu horaysay oo iska dhaleen Hindi iyo Jamaican oo …

29th April 2024  admin  

Allah ha u naxariistee waxa caawa magaalada Hargaysa ku geeriyooday Xaaji Ducaali Xaaji Cilmi Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Xaaji DucaaleXaaji Cilmi , oo …

29th April 2024  admin  

Jadwalka Doorashada 2020/2021 iyo Goobaha lagu dooranayo Kuraasta Baarlamaanka Waxaa goor dhow la soo saaray Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya Doorashada 2020/2021 ee heer Federaal, kuwaasoo isugu jira dhismaha Guddiyada kala duwan ee doorashada iyo Guddiga xalinta khilaafaadka. Guddiga Xallinta …