Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

13th May 2025 admin
Madaxeeynaha Somaaliya Culusoow, oo si kala duwan ula dhaqma siyaasiyiinta mucaaradka ee ka soo jeeda Beelaha Daarooʻd iyo Hawiye. beelaha Hawiye ee ay ka soo jeedaan siyaasiyiinta mucaaradka ah Sida Raisulwasarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo isagu ka …

13th May 2025 admin
Caasimadda Puntland ee Garpwe ayaa maanta lagu soo dhowey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire, oo kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa qaarada Europe. Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda , Madaxtooyada Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, …

13th May 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wefti ballaaran oo ka kooban Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo maalihii u dambeeyey ku sugnaa Goboladda Haylaan iyo Sanaag ayaa maanta Degaanka Balli-Busle ee Degmada Buraanka dhagax-dhigay Ceel-biyood …

13th May 2025 admin
Allah ha u naxariistee Muna Maxamud jamac Dhahar oo ka soo jeeday gobolka Sanaagiyo gabadh yar oo ay dhashay ayaa ku wada geeriyoodeen Biyomareen ku yaal dalka Faransiska Maalinnimadii isniintii gabadh yar oo afar jirah iyo hooyadeed oo Soomaali ah …