Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

13th May 2025 admin
Masar oo xaqiijisay in ay ku biireyso howlgalka AUSSOM Wasiirka arrimaha dibadda Masar ayaa sheegay Isniintii in dalkiisu uu ka qeyb qaadan doono howlgalka cusub ee nabad-ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, iyadoo labada dal ay isku sii dhowaanayaan xilli ay …

13th May 2025 admin
Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah? Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland ay yeelato taasoo muujineysa khilaafka xooggan ee …

13th May 2025 admin
Ciro , oo xilal u magcàbay kooxdii Warsangeli ee k uu tàgeeri jirtay Abtinimada iyo Xididnimada. Horjooge Ciro,Xilalka uu u magcaabay beesha Warsangeli waxa ka mid ah wasiir ku xigeenka Awqàafta, oo shaqada wasiirkiisku ay tahay inuu Iclàaminta dhalshada bisha …