26th December 2024 admin Category :
Intaan la gaarin Irir samaale Soomaali galbeed Dir ayaa u badan oo Isaaq ka mid yahay. Wiilkamaanta ka taliya Kililka shanaad Dirna waa dhashay Isaaqna waa ka qabaa. Daawo jabhadka beesha Isaaq oo doonaya inay kiciyaan qaar ka mid ah umadda Soomaali galbeed, sidii ay horay ugu guulaysteen inay Soomalida Koonfurta ka hor keenaan beelaha kale ee Soomaaliyeed oo markii danbe keenay xasuuqayadii Ogaadeenkii ku noolaa gobolka Hiiraan.
Ninka ma sii joogi karo Itoobiya intaanu dhiig daadin waa in laga soo musaafuriyaa
https://allsanaag.com/shirka-snm-ka-wadaan-itoobiya/
\