5th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha ku xigeenka Galmudug Cali C iid: “Qoorqoor wuxuu wadaa khiyaamo qaran, wuxuuna xagal daacinayaa madaxweyne Xasan Shiikh.”

Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Madaxweyne ku xigeenka Galmudug loo ogolaan waayey inuu gole degaan u soo dhiso degaanada uu ka soo jeedo Gobolka Dhuusa mareeb.

Siyaasiyiita Hawiye ayaa Heer Federaal ilaa Maamul goboleed aaminsan inmarka xilka u sareeya qabtaab in iyaga loo shaqeeyo oo waxay doonaan ay samayn karaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*