
21st February 2025 admin Category :
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka cilmi baarista ee Heritage.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magaalada Djibouti uga qeyb galay munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 9aad ee aasaaskii machadka cilmi baarista ee Heritage. pic.twitter.com/6fC621LtYo
— SomaliPM (@SomaliPM) December 14, 2021