18th October 2024  admin  Category :

Heestan markaad daawato ayaad ogaanaysaa Waxay isku hayaan Xoosh iyo Qaybdiid.

Hoos ka daawo macnaha ay dawladnimada ka kala fahansan  yihiin Wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiramaan Xoos,  oo ah Qareen bartay Cilmiga Sharciga, kuna noolaa Sodon sano mid ka mid ah  Dawladaha ugu Dimoqraadisa Caalamka  iyo Cabdi qaybdiid oo isugu Sodon sano ka shaqaynayey dagaal oognimo iyo  sidii fowdo Soomaaliya ugu sii jiri lahayd

https://youtu.be/uLP3BuIAXCY

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*