8th September 2024  admin  Category :

Sidee noqon doonaa xiriirka Federaalka iyo Puntland kadib doorashadii Deni

Maamul goboleedka Puntland ayaa shalay soo geba-gebeeyey doorashadii madaxtnimada iyadoo uu ku guulaystay madaxweynaha talada haya Saciid Cabdullaahi Deni.

Haddaba falanqayn ku saabsan xiriirka Puntland iyo dawladda federaalka iyo dhammaystirka dastuurka ayaa weryahayaga Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, waxa uu ka waraystay Prof. Maxamed Axmed Jimcaale, gudoomiyihii hore ee jaamacadda Umadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*