20th September 2024  admin  Category :

Ninkii ku Caan baxay “Farmaajo waa Mareexaan” oo madaxweynaha reer ahaan ugu taageeray in Xabaalaha irsaaq laga raadiyo

Mid ka mid ahaa hogaamiyaashii abàbulnaa ee beesha Hawiye ee gaarka uga sheegan jiray caasimadda Soomaaliya madaxweynihii here Maxamed Cabbulaahi Farmaajo, iyaga oo ku cabsi gelin jiray inay derbiyada uga sòo daadanayaan, Cabsi gelintan iyo sheegashada iin Muqdisho ay beesha Hawiye gaar u leeyihin kuwooda ugu caansan waxa ka mid ahaa Mooryaàn uu hogàminayey Bashiir Macalin oo isaga oo dhiiro gelinaya koox uu watay inay derbiyada uga daataan madxwaynihii hore ku guubaabinayey erayo ay ka mid ahaayèen Farmaajo waa Mareexaan, oo loo turjuman Karo dhiiigisu waa banaan yahay.

Markii uu madaxweyne Culusoow uu nasiibka u yeeshay inuu Soomàli hogàamiyo xilalkii ugu horeeyey e uu magcaabay waxa ka mid ahaa Xi l uu u magcaabay Farmaajo waa Mareexaan oo uu ilàa hadda xilkaas haystack, kaas oo ah Agaasimaha guud ee wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya .

Bashir, oo Mooryaanimadisii hore lagu abaal mariyey , maanta wuxuu ka mid yahay koox ka mid ah siyaasiyiinta Hawiye oo aaminssan in qaraabo dhow oo madaxweyne Farmàjo ay Afasyoni ku aasan yihiin yihiin, wanna sababta uu madaxweynuhu tàgeerada kaga helay in badan oo reer Muqdisho ah.

https://www.facebook.com/share/v/r5uq8andvspoJJNZ/?mibextid=w8EBqM

https://allsanaag.com/farmaajo-waa-mareexaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*