15th August 2022  admin  Category :

Beesha Mareexaan oo aan qabyaalad ku raacin madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee ka soo jeeda beeshooda ayaa ka shiraya siday ka yeeli lahaayeen sadbursigii qabyaaladaysan ee uu Xasan Culusoow u sameeyey beeshiisa

Waxaan Maanta shir kku wada yeeshay aalada fogaan araga ee (Zoom) Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Shirkaa oo aan ku lafa gurnay Xaalada guud ee dalka iyo gaar ahaan arimaha Bulshada Beesha Sade Mareexaan ee Deegaanada u ah Jubaland, Galmudug, Ethiopia iyo Gobolka Banaadir.

Shirkaas oo si wadajir ah ku go’aaminey kuna baaqnay in la iskugu yimaado shirweyne deg-deg ah oo looga tashanayo caqabadaha ku xusan iyo sidii Beesha ay uga falcelin lahayd quursiga lagu sameeyay ee dhisida golaha wasiirda ee dowlada dhexe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*