16th September 2024  admin  Category :

Waxaa Saaka furmmay shirwaynihii lixaad ee dib- u- eegista waxbarashada Puntland, taas oo ay ka soo qaybgaleen kooxaha ka socda Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka, maamul-goboleedyada Soomaaliya, hay’adaha taageera waxbarashada Soomaliya iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Shirkaan ayaa khudbado muhiim u ah waxbarashads laga soo jeediyey.Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliimta sare Maxamed Cali Nuur Jubba ayaa shirka khudbado muhiima ka soo jeediyey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*