17th October 2024  admin  Category :

Waxaa la soo gebagabeeyay shirkii dawladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho. Hase ahaatee, shirka ayaa u muuqda inaan heshiis dhab ah laga gaarin qodobadii aadka muhiimka u ahaa sida doorashooyinka maamul goboleedyada ee dhici doona cidda maamulaysa, in waqtig dheeri ah loogu darayo madaxweeynayaasha maamul goboleedyada ee waqtigoodu uu ka dhici rabbo iyo dastuurka qodobadii laga beddelay in maamul goboleedyada ay si buuxda u taageereen.

Warmuriyeedka ka soo baxay madasha fadhigooda wuxuu ahaa mid dadka loo tusayo in la heshiiyey, balse aan si dhab ahaan ah loo heshiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*