22nd December 2024 admin Category :
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa soo xiray wejigii labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed oo xal looga gaaray dhammaan tabashooyinkii laga qabay hannaanka doorashooyinka Dowlad-goboleedka KGS