29th March 2024  admin  Category :

Qurba joogta reer Sanaag oo Ambulance gadaya iyo RW Kheyre oo leh Turkigu Soomaaliya ayuu horumarinayaa. Turkigu Soomaalida uu horumarinayaa  waa Muqdisho, sida uu ku xusay qoraalka hoose Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre

“Waxaan maanta Xafiiskeega ku qaabilay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya iyo Madaxa shirkada Albayrak Ahmet Sami. Waxaana ka wada hadalnay horumarka Soomaaliya iyo shaqooyinka ay dalka ka wadaan Turkigu.

Waxaana ugu mahed celiyay howlaha muhiimka ah ee Soomaaliya ay ka fuliyaan, gaar ahaan shirkada Albayrak oo maamusha Dekada Muqdisho.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*