
17th March 2026 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda ee Dowladda Puntland ayaa todobaadkan gebi ahaanba looga hadlay Shirkii Maalgashiga Puntland, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Guddi u saaray dabagalka iyo hirgelinta fursadihii iyo ballanqaadyadii maalgashi ee ka dhashay Shirkaasi












