![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/09/jooaaa-624x416.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarka Madaxweynaha, Qaban Qaabada Shirka Maalgashiga, Diyaarinta Siyaasadda Barakacayaasha, Xaaladda Wadooyinka iyo Warbixino kale.
![Image may contain: 1 person, sitting and indoor](https://scontent-yyz1-1.xx.fbcdn.net/v/t1.0-9/70684496_727021851044671_7378598534280380416_n.jpg?_nc_cat=108&_nc_oc=AQlp2OwOa2ptcGs_sWFKWbK271BuDAgNS6H-IU2YKmhrJdnnhAeCrPv8KNngElTOZ80&_nc_ht=scontent-yyz1-1.xx&oh=48742fbaf511599dd7f12675bcad471d&oe=5E0203A6)