![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2019/08/xasaaaa.jpg)
5th February 2025 admin Category :
Shirka Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, uuna goobjoog ka ahaa Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay ansixinta wax ka bedel lagu sameeyey Cashuurta Dakhliga Shaqaalaha aan Dawliga Aheyn, Xeerka Maalgashiga Puntland, Kobcinta Shaqo Abuurka iyo warbixino.