2nd April 2025  admin  Category :

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ahayd, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shirweyne caalami ah uga qayb-galay magaalada Baku ee caasimadda dalka Azerbiajan, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah, isaga oo geeyay arrimaha isku hayaan madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*