![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/12/OIP-1.jpg)
8th February 2025 admin Category :
Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaha shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha wadatashiga in ay ansixiyaan natiijada doorashada Aqalka sare.