11th June 2026  admin  Category :

Dhalinyaraddii Daarood Jidadkeena Muqdisho ee Dabka iyio Maka al Mukarama ayeey taagan yihiin iyagoo shaq la’aani hayso

Wasiir Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cumar Cali Cabdi, oo ka soo jeeda beesha Duduble, Hawiye oo inta badan degaanada ay beeshiisu degto ee Degmada Ceel buur hoos tagaa ay alshabaab haystaan ayaa yidhi sidan “dhalinyaraddii reer Puntland ayaa shaqo l’aan u jooga jidadka magaalada Muqdisho, isaga oo si gaar ah u sheeganaya caasimaddii ka dhaxaysay.umadda Soomaaliyeed

Inta badan dhalinyaradn uu ku sheegay inay derbiyada taagan yihiin ayaa ka soo jeeda beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli oo ay horay dawladda Federaalku uga ku cuna qabataysay goboladooda Sanaag iyo Sool. dhaqaalihii caalamku siin jiray Soomaaliya

Dhalinyaradan ayaa dhowaan lagu awr kacsaday iyaga oo la doonayey in lagu bur buriyo Puntland, waxaana loo sheegay war been ah, kas oo ahaa in loo dhisay maamul la yiraahdo Waqooyi Bari oo dawladda federalku aqoonsan tahay. Waana sababta in badan oo dhalinyaradani Muqdisho u aadeen si ay saami la mid ah kan Galmudug iyo Hirsanaelle ay ku haystaan Muqdisho uga helaan dawladda federaalka

D

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*