26th April 2024  admin  Category :

Madaxdii Dawladda oo guno ka doonaya qaadkii dhowaan la fasaxay.

Heshiiskii dhowaan uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow uu la soo saxiixday dawladda Kenya ee ahaa in qadka Kenya ee aduunka o dhan aan lagu cunin aan ka ahayn Soomaaliya in la geeyo dalkena , ayaa hadda qaar ka mid ah madaxda dawladdu waxay doonayaan inay dilaalaan oo shaqaddii ay ahayd inay qaranka u qabtaan ay ka hormariyaan tooda gaar ahaaneed, oo ah waxa afka qalaad lagu yiraahdo A conflict of interest. Taas oo lagu qeexo marka qofku mas/uuliyaddii uu hayey ama xilkii lagu aaminay uu ku bedesho mid isaga u gaar ah. Taasina waa waxa ay hadda gacanta kula jiraan qaar ka mid ah siyaasiyiinta Hawiye oo dawladnimada u haysta wax lagu qaraabto oo lacag laga sameeyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*