
29th June 2022 admin Category :
Halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan galiyay Ethiopia ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xukumadiisa uga mahad celiyay Sida Soomaalinimada iyo garashada leh oo ay uga raali galiyeen gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF.
Wax weyn ayaa idinka si ah
Imisa qofoo soomaali ah ayaa dhintay oo la xasuuqay intaad. Nin itoobiyaana na daba wadaaan
Isku xishooda.