24th November 2024 admin Category :
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa Aqalka martida casho sharaf ugu sameeyay Gudiyada hirgalinta Doorashooyinka ee kala duwan gudoonka Baarlamaanka Jubaland iyo Xildhibaanada Aqalka Sare ee maanta la doortay.
Madaxweynaha ayaa dhamaan dhinacyadan uga mahad celiyay shaqadii wanaagsanayd ee ay qabteen maalmahii lasoo dhaafay isagoo ku booriyay in waxyaabaha dhiman iyo shaqooyinka loo baahan yahay inay sii laba jibaaran si arimaha Doorashooyinka ay ugu dhacaan qaab Wanaagsan.