26th May 2022  admin  Category :

Wuxuu soo xiray gabdhii uu dhlay oo haysata Caruur uu awoowe u yahay

Sarkaal ka mid ah ciidanka la dagaalanka Maandooriyasha gobolka Florida ee dalka Maraykanka ayaa Guri loogu sheegay inay yaaliin waxyaabo badan oo ka mid ah kuwa maskaxda dooriya ayuu waydiiyey qofkii joogay xagee ka keentay?. Waxay ugu jawaabtay gabadhaada ayaa iga soo iibisay, ma hebla, haa. Sidaas ayuu ku soo xiray gabdhiisii uu dhlay oo haysatay caruur uu awoowe u yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*