17th October 2024  admin  Category :

Safiirka Jarmalka Ee soomaliya Ambassador Anne Garowe kula madaxda warbaahinta PL

Safiirka Jarmalka Ee Soomaliya Ambassador Annett Günther, ku xigeenkeeda Ambassador Bollmohr ayaa Kulamo la yeelatay hogaanka sare Puntlnd iyo Masuuliyiinya Urrurka Warbaahinta Puntlnd Ee MAP.

Kulanaykan oo Magaalada Garowe xalay ku yesheen Xooghaya guud ee Urrurka MAP Masuuliyiinta safada Jarmalka Iyo Xaaghayaha guud ee Urrurkas Naciimo MUUSE DALAF ayaa waxay uga xajodeen dooka warbaahinta Puntlnd iyo Hanaanka howlaha shaqo ee socda

Doorka warbaahinta puntland ka qaadato dhinacyada dardargalinta Democratization, yaraynta Tacadiyadda Ay la kulmaan Haweenku , iyo xoojinta ka qayb galka Haweenka Ee siyaasadda Oo Dhamaan Amuurahan Ay soo jeediyeen Qaybii kala Duwanaa Ee Bulshada Rayidka Ee kulanka joogay.
Waxaana kulankani ku soo idlaadayjawi Fiican iyo isbogaadin dhexmaray dhinacyadii madasha ku kulmay.

Maxamed Axmed ciise

Allsanaag Puntlnd.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*