7th October 2024  admin  Category :

Sidaynu wada ogsoonahay safaradu wa noocya badanyhiin waxaa Ka mid ah, safaro shaqo, kuwa siyaasadeed,iyo kuwa family ah ba. Safarkaygu waxaa u ahaa safarkaygii ugu horeyey oo an wadankii ku tago, waxaana go’an saday inuu noqdo mid private ah si an waqti u la qaato family ga, waxbadana u so indha indheeyo, una soo barto dadka iyo dalkba.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*