20th September 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya, Thomas Chepkuto.

Kulanka Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Danjiraha Kenya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada waddan ee deriska ah ee Soomaaliya iyo Kenya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*