8th September 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Guddi u badan beesha Hawiye ee Gurmadka Dhul Gariirka dalka ee Turkiye oo ka shaqeyn doona sidii ay u muujin lahaayeen taageerada shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay la garab taagan yihiin walaalahooda Turkiga.

Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka — Mudane Xasan Macallin Maxamuud

2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta — Mudane Axmed Macallin Fiqi

3. Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare — Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir

4. Sheekh Bashiir Axmed Salaad

5. Sheekh Cabdulqaadir Soomow

6. Suldaan Cabdiqani Qorane

7. Cumar Xasan Maxamed

8. Axmed Maxamuud Yuusuf

9. Axmed Shirwac Maxamed10. Duniya Maxamed Cali11.

Prof. Xuseen limaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*