![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/10/thumbnail-624x344.jpeg)
5th February 2025 admin Category :
Rooble oo ay ku adkaatay inuu Gole wasiiro soo magcaabo ayaa hadda warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka
Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada Dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb-noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.
![](https://heemaalnews.com/wp-content/uploads/2020/10/qoraal.jpg)