
22nd February 2025 admin Category :
Ra’isul wasaare Rooble ayaa kulan la qaatay madaxda maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane @MohamedHRoble ayaa caawa la kulmay madaxweyneyaasha Dowlad-goboleesyada Galmudug, Koofur Galbeed & Hirshabelle ka hor Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee dhawaan ka furmaya Muqdisho. Dhammaan madaxda Dowlad-goboleedyada ayaa soo gaaray Muqdisho. pic.twitter.com/8ma5lWqq6B
— SomaliPM (@SomaliPM) January 2, 2022