19th September 2024  admin  Category :

Roob lagu diirsaday ayaa ka da’ay maanta magaalada Gaalkacyo. Roobkan ayaa ahaa mid lagu diirsaday kaas oo biyo badan dhigay miyiga ka baxsan magaalada iyo wadooyinka magaalada gudaheeda.

Muddooyinkan ugu danbeeyey waxaa ka jiray dalka Soomaaliya abaaro baahsan oo saameeyey dadka iyo duunyadaba.

Hadaba, saadaasha hawada ayaa tilmaameeysa in haddii illaahay uu yiraahdo ay ka da’ayaan roobab meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya kuwaas oo la fillayo in ay socon doonaan illaa iyo bisha Juun horaanteeda.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*