26th December 2024 admin Category :
Ra’isuwasaare Kheyre oo booqday xarunta dowlada hoose ee Xamar.
Ra’ isuwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagay xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Muqdisho.
Ra’ isul w asaaraha ayaa halkaasi kulan kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka gobolka Benaadir oo ay ugu horeeyaan gudoomiyaha gobolka iyo ku xigeenadiisa.
Ra-iisulwasaare Kheyre ayaa warbixin ka dhageystay Guddoomiyaha Gobolka iyo ku-xigeenadiisa.