
9th March 2025 admin Category :

Shirka Haweenka Adduunka u gaarka aha ee lagucqabtay New York ee looga hadlayay sinaanta xuquuqda Haweenka, Ururka Damul jadiid e uu hogamiyo Xasan Culus waxay u so dirsadeen inay Dumarka Soomaaliyed kj metelaan Saddex Rag ah oo ka mid ah ururkaas

