16th September 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo kama daalo raali gelinta Soomaaliya diidka, dib u socodka iyo Dabo dhilifyada SNM, iyaguna waxay u qaateen in Kool koolintani dani ugu jirto oo ay Ictiraaf ku helayaan

Image may contain: 4 people, people standing

Maanta dib u dhaca ugu weyn ee Soomaaliya ka jira waa raali gelinta madaxweyne Farmaajo uu ka raali gelinayo Adeer wax xasuuqay oo aan Soomaali inteeda kale wax ka ogayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*