28th December 2024 admin Category :
Caruur Soomaaliyeed oo gaajoonaysa ayeey doonayaan inay kala qaybiyaan oo isku dilaan, iyaguna habeenkii uu naagtiisa ama ninkeeda ka soo carooto waxay u hurdo tagaan Huteel habeenkii qolkiisa lagu kiraysto $35,000.
Huteelkan qolkii lagu kiraysanayo $35,000, wuxuu ku yaalaa dalka Imaaraadka oo wax magaratada iyo Soomaalida cuqdadaysan u adeegsanaya burburinta Qaranka Soomaaliyeed