1st February 2025 admin Category :
Qaramada Midoobey oo soo dhaweeyay baaqii Shirka ee Puntland iyo Jubaland.
Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey oo soo dhaweeyay baaqii Shirka ee Puntland iyo Jubaland.
Swan xiliga uu warkan soo saarayo waxuu ku sugnaa Jowhar xarunta Hir-Shabelle.