19th September 2024  admin  Category :

Qarax ay dad ku dhinteen ayaa ka dhacay gobolka Hayland

Inta la ogyahay labo qof ayaa ku geeriyoday qarax ka dhacay magaalada Ceelaayo ee gobolka Hayland.

Qaraxan ayaa waxa ku geeriyooday Allah ha u naxariistee Axmed Cali Maxamuud (Dhabacato) iyo Cabdirashiid Cali Xiireey ( Abeeso dhuun).

Allah ha u naxariistee Zakariye Layloon oo qabay dhawac halis ah ayaa hadda geeriyooday

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*