26th December 2024 admin Category :
Qalbi dhagax oo la dhiibay, Siyaasiyiinta Hawiye waxay Soomaali uga dhigeen masiibo Qaran oo Soomaali ku habsatay . Kuwii Soomaali kala goynayey ee SNM waxay ugu hambalyeeyeen sida ay wax u wadaan, hoostana waa kala jiraan . Ninkii Duhurka cad Muqdisho ku toogtay wasiirka Waxay leeyihiin yaan sharciga la marsiin. Jeesoow, Yariisoow, Yalaxoow, Odowaa, Cariif iyo Caaraaye, haddii Soomaali iyo beesha uu k soo jeedo Qalbi dhagax ay jecel yihiin webiga Shabeele ee mara degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan isuma bedelaan guduud markii Maydka qaxootiga Ogaadeen lagu gurayey 1991. Kuwa maanta Qalbi dhagax u doodaya waa kuwii shalay lahaa Soomaaliya iyo Jubbaland waa lagu soo duulay, waa kuwii diidanaa dhalashada Soomaalinimada. Waa kuwa mar labaad samayn lahaa wixii ay sameeyeen markii ay ahaayeen USC, Maxaakliimta, Muqaawimada, alshbaabka, Alu Shiikha iyo Damul jadiin