![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/07/107699972_953558448391009_4641830545344422453_n-624x416.jpg)
6th February 2025 admin Category :
Madaxweynaha Dawlada Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Deni aya Ka qaybgalay Qado sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor uu u sameeyey Madaxda Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Ku sugan Dhuusamareeb .
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/07/107804849_3103697146333959_8988599392659444392_o-1024x683.jpg)